DEG DEG: Wasiirkii hore ee Arrimaha dibeda Itoobiya Seyoum Mesfin oo la dilay

Ciidamada Itoobiya ayaa shaaciyey in howlgal ka dhacay gobolka Tigray ay ku dileen masuuliyiin uu ku jiray Wasiirkii hore ee arrimaha dibeda dalkaas, Seyoum Mesfin. Taliyaha ciidanka Xoogga Itoobiya Jen. Tesfaye Ayalew, ayaa sheegay in Seyoum Mesfin lala diley Asmelash Woldeselassie oo ka tirsanaa madaxda Baarlamanka Itoobiya iyo Abay Tsehaye, Wasiirkii hore ee Arrimaha Federaalka … Continue reading DEG DEG: Wasiirkii hore ee Arrimaha dibeda Itoobiya Seyoum Mesfin oo la dilay